Juqraafiga Soomaaliya iyo Adduunka
Cunug fasalka 7aad ah mala tartami kartaa
Try this quiz
Play through the questions and see your score instantly
Ready to test your knowledge?
8 questions · Quick play · Instant results
Make your own quiz videos
Turn any topic into a polished video quiz — with AI-powered questions, voiceover, and animations. No video editing skills needed.
Unlimited quizzes, free to start
Create as many quizzes as you want. Describe your topic and AI builds the questions, answers, and explanations for you.
Customise everything
Pick from stunning templates, tweak colours and fonts, add your branding, and choose between vertical or landscape formats.
Export-ready videos
Download HD videos optimised for TikTok, YouTube Shorts, Instagram Reels, or full-length YouTube — one click, no editing.
No credit card required
Quiz Questions & Answers
Review every prompt, the correct responses, and helpful context to prep for your own run-through.
Question 1: Webiga ugu dheer Afrika waa
Webiga Nile
Webiga Zambezi
Webiga Shabeelle
Webiga Congo
Question 2: Waa tee magaalada ugu weyn Soomaaliya?
Hargeysa
Kismaayo
Garoowe
Muqdisho
Question 3: Badda cas waxay u dhaxaysaa
Afrika iyo Yurub
Afrika iyo America
Afrika iyo Aasiya
Aasiya iyo Yurub
Question 4: Buurta ugu dheer Afrika waa?
Buurta Simien
Buurta Kilimanjaro
Buurta Suurad
Mount Kenya
Question 5: Dhererka xeebta badda Soomaaliya waa
1,500 km
3,333 km
2,500 km
2,000 km
Question 6: imisa waddan ayay Soomaaliya xuduud la leedahay?
4 waddan
3 waddan
2 waddan
5 waddan
Question 7: Magaalada ugu weyn Bariga Afrika waa?
Kampala
Mogadishu
Nairobi
Addis Ababa
Question 8: Waa tee harada ugu weyn Afrika?
Harada Tanganyika
Harada Victoria
Harada Nyasa
Harada Turkana